Arday kaalmaha hore ka galay imtixaanka oo abaalmarino lagu gudoonsiiyay Baladweyne.

0
263

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin iyo abaal marino kala duwan lagu gudoonsiinayay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanadlaha ah ee iskuulka modern.

Munaasabada oo uu jeedkeedu ahaa xiritaanka iyo shaacinta imtixaanka sanadlaha iskuulka
waxa ka qayb galay  maamulka iyo ardyada wax ka barto iskuulka modaren

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.