Arday kaalmaha hore ka galay imtixaankii qaranka oo munaasabad dhirgelin ah loogu qabtay Muqdisho.

0
77

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid lagu dhiirigilinayay ardeyda kaalmaha hore ka galay imtixaanka qaranka gaar ahaane iskuulka Axyaa oo kamid noqoday 10ka iskul ee ardaydiisa kamid noqdeen ardeyda kaalmaha hore galay ayaa lagu qabtay Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka degmada Kaxda maamulka iskuulka Axyaa waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.