Arday kaalmaha hore ka galay tartan qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Muqdisho oo abaalmarino la guddoonsiiyay.

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey Arday ku guuleysatay tartanka Quraanka kariimka kaasi oo looqabtay ardayda wax kabarta dugsiyada qur’aanka kariimka ee xaafadaha ay ka koobantahay degmada Boon-dheer waxaana soo qaban qaabiyey tartanka maamulka degmada.

Waxa ka qeyb galay munaasabada gudoomiyaha degmada Boon-dheere Maxamad Cabdullahi Cumar culumaa’udiin, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.