Arday kabaxday jaamacada Capitaal oo muqdisho loogu qabtay xafladooda qalinjibinta

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhameysatay waxbarashad heerka koowaad ee Jaamacadda Capital kuwaasi oo bartay kuliyadaha kala duwan ee bixiso jaamacada

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka jaamacada , Wasiirka waxbarashada XFS Faarax sheikh Cabduqaadir Xildhibaanno ka tirsan labada gole Waalidiin, iyo marti Sharaf kale.

Warabixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.