Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 200 arday oo dhameeysey heerarka kaladuwan ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda (BIU) ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Baydhabo
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,mas’uuliyiin katirsan maamulka KGS Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


