Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardayda wax ka barata dugsiga Iqra ee magaalada Jigjiga ayaa soo bandhigtay xirfadooda aqooneed ee dhanka tiknoolajiyada oo ay sameeyeen.
Madasha lagu Soo bandhigaayay waxaa kaqayb galay màamulka iskuulka masuuliyiin kasocoday xafiiska Waxabarshada dowlada deeganka Soomaalid itoobiyo waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.


