Arday munaasabad qalin jabin ah lagu qabtay magaalada Bosaaso

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan koton arday oo isugu jirtay arday Baratay qur’aanka kariimka iyo kuwa dhameyay dugsiga dhaxe islamarkana ka qalin jibiyay dugsiga aayaha ayaa munaasabad qalin jibineed lagu qabtay magaalada Bosaaso.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeyb-galay xildhibaano ka tirsan dowadda gobaleedka Puntland,wasiiro,maamulka iskuulka Aayaha,culimudiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here