Arday wax ka kabarata jaamacadda Golis oo tababar loogu qabtay Hargeysa

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay tababar kor loogu qaadayay aqoonta ardayda jaamacadda Golis kaasoo ay soo qaban qaabisay Hay’adda maxaliga ah ee APICA.

Tababarkan ayaa lagu qaatay casharo ka hadalaa doorka aqoonyahanka iyo adkeeynta nabadda kasoo loo qabtay ardayda barto cilmiga bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here