Arday xifdisay Qur’aanka kariimka iyo madooyin kale oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munsabad ay ku galin jabinyeen ardayda dhameysay  quraanka kariimka cilmiga cafimaadka iyo computerka kana aflaxay machadka Al isra.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin ,Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.