Arday xiftisay 10 juz ee Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Carmo

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabada ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay 10 jus ee quraanka kariimka kana aflaxay Mu’asasada Alminhaaj ayaa lagu qabtay magaalada carmo

Munsabadan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka Mu’asasada walidiin macalimiin ardayda qalin jabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here