Arday xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baraawe

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay xifdinta Qur’aanka Kariimka, kana aflaxay Madarasatul Maxamed Al-Amin ayaa lagu qabtay magaalada Baraawe.

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale

Warbixintaan waxaa soojeedinaya  Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here