Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeyey Qur’aanka kariimka, iyo hingaada islamarkaana ka aflaxday Madarasadda imaam Maalik
Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madarasadda ,Bahda waxbarashada, Culimo, Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


