Arday xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay deegaanka laan Mulaaxo ee Somaliland.

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka laan mulaaxo oo ka tirsan gobolka Daadmareer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinyeen arday dhameystay qur’aanka kariimka iyo culumta sharecda waxeyna ka qalin jabiyeen mac-hadka al-Huda.

Waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Machadka,arday , waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.