Arday Xiftisay Qur’aanka Kariimka oo xaflad qalin jibin ah lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabada 95 arday oo dhameeysey Qur’aanka kariimka, iyo hingaada islamarkaana ka aflaxday Madarasadda Nasru diin ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Madarasadda ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here