Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabadaan ay ku qalin jabinyeen in ka badan 20 haween oo dhameysatay Barashada xirfadaha farsamada gacanta sida cunto karinta iyo xarqaanka ayaa lagu qabtay gobolka Daadmareer.
Waxana ka qeyb galay munsabadan mamulka machadka gudomiyaha gobolka Daadmareer walidiin, macalimiin, ardayda Munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


