Ardayda iskuulka Al-Yaasir ee Baladweyne oo u fariisatay imtixaan sare loogu qaadayo waxbarashadooda

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 86 arday ayaa u fariistay imtixaan lagu tijaabinayay  aqoontoda kuwaa oo wax ka barto iskuulka alyasir ee maagalada Baladweyne

Ardayda ayaa imtixaanka looga qadayay Madooyinka guud ee iskuulka lagu barto sida cafimaadka guud umulisonimada iyo gar gaarka dag dag ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.