Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda daryeelka Jimciyada bulshada ayaa deeq dhar gaarsiiyay 200 caruur agoon ah oo ku ku jiri xarunta dugsiga Sheakh Cali Dayaan ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabada lagu qaybinayay deeqdaan dharka ah ayaa waxaa goob joog Maamulka Dugsiga Sheakh Cali Dayaan , Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha Daryeelka Jimciyada bulshada, Waalidiin , Macalimiin iyo caruurta agoonta ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey