Ardey baratay akhriska iyo qoraalka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Baladweyne.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 76 arday oo dhameeysatay Aqriska iyo qoraalka islamarkaana ka aflaxday Machadaka Xifdinta qur’aanka kariimka ee Al-waxyeyn ayaa Munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada  Maamulka Machadka, Culimo ,Waliidin, Bahda waxbarashada, Macalimiin,Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.