Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu qabtay munaassbad ay ku qalin jabinaayeen arday baratay maadada Caafimaadka iyo luqada Engalishka islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Al-najax
Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka dugsiga, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.


