Ardey baratay cilmiga Computer-ka oo munaasabad loogu qabtay Dhuusamareeb.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasibad ay ku qalin-jabiyeen Arday bartay cilmiga Computerka kana aflaxay machadka dheeman ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareb.

Munaasabadda ayaa  waxaa kasoo qeyb galay mamulka  Machadka, Waalidiin masuulinta wasaradda waxbarshada galmudug  Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan  Xuseen.