Ardey baratay cilmiga Computer-ka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Baladweyne.

0
286

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 70 arday oo dhameeysatay Culuumta Kombiyuuterka islamarkaana ka aflaxday Machadka Culuumta Tiknoolajiyada ee Hoggaan ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb galay munaasbada  Maamulka Akedamiyada, waliidin, Bahda waxbarashada,Macalimiin, iyo ,Ardayda qalin jabisay.

Warbixintaan waxaa soojeedinay Bilaal Daahir Waaneey.