Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 300 arday oo baratay Kulliyada Kombiyuuter Injineerin Islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Soomaaliya.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka Jaamacadda , Mas’uuliyiin ka socday XFS , Aqoonyahanno, Bahda Waxbarashada,Waalidiin iyo martisharaf kale.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


