Ardey baratay cilmiga saxaafadda oo ka qalin jabisay jamaacadda Ummadda ee Magaalada Muqdisho.

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey baratay kuliyada saxaafada islamarkana ka aflaxay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen