Ardey baratay Culuumta caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
88

Baledweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 300 arday oo dhameeysey culuumta Caafimaadka ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Edna Aadan ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Hargeysa

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here