Ardey baratay hingaada iyo luuqaada carabiga oo munaasabad loogu qabtay Qardho.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayd dhameesay hingaadda iyo Qoraalka Afka carabiga kana aflaxay Dugsiga Al-Qalam ayaa lagu qabtay magaalada qardho.

 

Waxaa ka qeyb galay munsabadda Xildhibanada golaha deeganka magaalada Qardho, maamulka dugsiga, walidiin, macalimiin, ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here