Ardey baratay luuqada English oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Baladweyne.

0
175

Baladweyne (Radio Beerlula)-inkabadan 50 arday oo baratay luuqada English-ka kanabaxday iskuulka Cambridge Academy ayaa munasabad ay ku qalin jabinayeen loogu qabtay hoolka goodir mool ee magaalada Baladweyne

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Axmed Nuur Daahiye.