Baladweyne (Radio Beerlula)-inkabadan 50 arday oo baratay luuqada English-ka kanabaxday iskuulka Cambridge Academy ayaa munasabad ay ku qalin jabinayeen loogu qabtay hoolka goodir mool ee magaalada Baladweyne
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.