Ardey baratay qiraa’aadka qur’aanka kariimka oo abaalmarino lagu guddoonsiyay Hargeysa.

0
136

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad abaal marino lagu gudoonsiinayey Arday kaalmaha hore ka galay tartanka Qiraa’aadka quraanka kariimka islamrkaana wax ka bartay mu’asasada Aflax.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay , maamulka mu’asasada , macalimiin ,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saney.