Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay Qur,aanka kariimka kana aflaxay madarsada Abii-Hureyra ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Waxaa ka qeybgalay maamulka Madrsada, Waalidiin, Macalimiin, Ardayda munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.