Ardey baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen 5 arday oo dhameeysatay xifdinta qur’aanka kariimka isla markaana ka baxay madrasada Sabiilu Rishaad waxaana ka qebgalay maamulka madrasada, waalidiin bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here