Ardey baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Beer

0
19

Baladweyne (Radio Beerlula)- In ka badan 25 Arday oo dhameeysay Barashada qur’aanka kariimka islamarkana ka aflaxday Machadka Al-Furqaan ayaa munaasabad qalin jibineed lagu qabtay magaalada Beer ee Gobalka Togdheer.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Soomaaliland,maamulka Macadka,culuma udiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here