Ardey baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
14

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Munsabadan ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameysay barashada xirfadinta qur’aanka iyo culuumta shareecada kana aflaxday Machad Nuur Al islaam ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe.

Waxana ka qeyb galay mamulka machadka, walidiin, macalimiin, ardayda Munaasabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa  noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here