Ardey baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)- Arday dhameeysatay Xifdinta Qur’aana kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Ibnu Nuur ayaan munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Culimo udiin,Maamulka Machadka,Macalimiin,Bahda waxbarashada, Dhallinyaro, Haween iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaney.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here