Ardey baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magalaada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 30 arday oo baratay Xifdinta Qur’aanka kariimka iyo Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Makizka Shaam.

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Markizka , Culimo udiin, Macallimiin, Waalidiin iyo Ardayda loo qabtay Munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here