Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay shareecada Islaamka kana aflaxay machadka Sheekh Xasan Sheekh Maxamed Al-faatix ayaa lagu qabtay Degmada Xarfo.
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


