Ardey baratay Xifdinta qur’aanka kariimka oo munaasabad lagu qabtay Baydhabo

0
193

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 25 ardayda oo baratay Xifdinta qur’aanka kariimka iyo Akhris Qoraalka Luuqada Carabiga Islmarkaana ka aflaxday Machadka Al-Taymiyah.

Munaasabada lagu maamuusayay aradaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka koonfur galbeed Soomaaliya, Culimo udiin,Macallimiin, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan Waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here