Ardey danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Caga Baruur ee Baladweyne

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka hose iyo dhexe ee caga baruur oo ku yaalo xaafada holwadaag ee magaalada Baladweyne ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah u abuuray caruur u badan danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Carurtan ayaa la baraa dhaman madooyinka guud ee lagu barto iskuulka hoose iyo dhexe ee magaalada Baladweyne

Warbixintan waxaa soo Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here