Ardey dhameeyay dugsiga dhexe iyo shareecadda islaamka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
33

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 200 oo arday oo dhameeysay dugsiga dhaxe iyo Culuumta shareecadda Islaamka islamarkana ka aflaxday Machadka imaamu waadici.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir,culuma udiin,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq