Ardey dhameeyay kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda Jobkey ee Baladweyne oo difaacday bugaagta qalin jabintooda .

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 95 ardey oo dhameysatay kuliyaddaha kalkaalisanimada, caafimaadka dadweynaha, Maareynta Ganacsiga, Cilmiga Computer-ka, Shareecada, Beeraha iyo shaybaadhka ee jamaacadda Jobkey faraceeda Magaalada Baladweyne ayaa maanta bilaabay inay difaacdan buugaagta qalin jabintooda.

Ardaydan ayaa soo diyaariyay buugaag ay u doorteen ciwaano la xiriira kulliyadaha ay dhameysteen iyagoo ku wareeji doona buugaagtan maamulka iyo macalimiinta jaamacadda si loo hubiyo bulshadana uga faa-ideystaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim