Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 160 ardey oo dhameysatay kuliyaddaha kalkaalisanimada, caafimaadka, dadweynaha, Maareynta Ganacsiga Cilmiga Computer-ka, Shareecada, Beeraha iyo shaybaadhka ee jamaacadda Plasma faraceeda Magaalada Baladweyne ayaa maanta soo gabgabeeya difaacashada buugaagta qalin jabintooda.
Madasha ay buugaagtooda qalinjabinta ku difaacanaayeen ardayda waxaa ku suganaa gudi wax ka ogaanayay habka ay ardayda wax usoo diyaariyeen maadama mudo afar sano ah ay wax soo baranaayeen.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.