Ardey dhameysatay fasalka sideed oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo.

0
51

Baladwayne (Radio Beerlula )-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe Sare ee Horseed ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland.

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey