Ardey dhameysay dugsiga hoose iyo dhexe oo munaasabad loogu qabtay magaalada Carmo

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dugsiga hoose iyo dhexe kana aflaxay machadka ibnu baaz ayaa lagu qabtay magaalada Carmo

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here