Ardey dhameysay dugsiga sare ee Waaberi oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Galkacyo.

0
115

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday dhameeysay Dugsiga Sare islamarkaana ka aflaxday Dugsiga hoose dhexe sare ee Waabari ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Galkacyo.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Dugsiga, Waalidiin,Macalimiin, Dhallinyaro iyo Masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaney.