Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ceel-daahir ee gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 8-aad oo isku jira wiilaal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxay dugsiga Hoose iyo dhexe ee Ceel-daahir
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


