Ardey dhameystay dugsiga hoose iyo dhaxe oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
23

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen arday dhameystay dugsiga hoose iyo dhaxe ee iskuulka Bright Grammar.

Munasabada ayaa waxaa ka qeeybgalay wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Soomaliya aqoonyahano waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan