Ardey dhameystay saddex kuliyeed oo ka tirsan jaamacadda Plasma Faraceeda Baladweyne oo difaacday buuga qalin jabinta.

0
623

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 21 ardey oo ka mid ah 45 ardey oo dhameystay saddex kuliyadood oo ka mid ah jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Baladweyne  ayaa difaacday buuga qalin jabinta.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here