Ardey dhigata jaamacadda Green Hope oo Baladweyne ku soo bandhigay afar barnaamij oo ay sameeyeen

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ardayada wax ka barato jaamacadda Greean hope xarunteeda magaalada Baladweyne ayaa soo bandhigay afar barnaamij oo muhiim u ah ardayda wax ka barto jaamacadda iyo bahda caafimaadka.

Barnaamijyadaan ay soo bandhigeen ayaa loogu tala galay in ardayda si fudud ay ugu diyaarsadaan casharadooda iyo in bahda caafimaadka uu ka saacido ineey si fudud ku helaan nuucyada dhiigaga ay u baahanyihiin bukaanada iyo dadka laga heli karo goobta ay joogaan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here