Ardey guul ka soo hoyay imtixaanka Galmudug oo munaasabad loogu qabtay deeganka Huurshe.

0
91

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Huurshe oo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiiri gelinayay arday kaalamaha sare ka gashay imtixaanka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2022-2023.

Munaasabada ayaa waxa goob joog maamulka iskuulka Sheakh Yuusuf, Wasiiro, Bahda Waxbarashada, Waalidiin, Dhalinyaro, iyo qayaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.