Ardey iskugu jirta danyar iyo agoon oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Somali Central Baladweyne.

0
133

Baladweyne  (Radio Beerlula )-In ka badan 55 arday oo cusub ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Soomali canteral ee magalada baladweyne

Aradydaan heshay farsadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here