Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabada aay kuqalin jabinayeen 72 Arday oo dhameysay fasalka 12-aad islamarkaana ka aflaxay Dugsiga hoose, dhexe, sare ee Baladwayne
Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Dugsiga, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warkan waxaa Inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


